Kabasho podcast artwork
Health & Fitness

Kabasho

by Hamda Hussein
Claiming needs an RSS feed. Contact us.

Last recorded placements from this show’s chart history. These are not current rankings.

Not on the United States charts we track today.

If you like Kabasho, try…

Latest episodes

  • Ep:16; Burnout |Shufbeel Tamareed

    June 4, 2026 · 42 min

    Daal aadan xeeldheeraantiisa ka faalloon karin wax kasta oo aad samaysayna aan suulaynin haddii uu ku hayo oo salkiisa aad gaadhi wayday armuu yahay 'shufbeel tamareed' ! Dhagaysi iyi dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

  • Ep:15; The Fear of Moving Forward|Ka Cabsashada Hore-U-Socodka

    April 13, 2026 · 30 min

    Waligaa ma dareentay in markasta oo aad tallaabo horę u qaaddo Aad haddana dib u qaadayso? Cabsi maka dareentaa hore u socodkaaga nololeed? haddii jawaabtu 'Haa' tahay xilqaddan adiga ayaa iska leh.  Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan…

  • Ep:14; Decision Fatigue|Ka daalidda go’aan qaadashada

    April 9, 2026 · 29 min

    Haddii ay ku daaliyaan gaadhidda go'aamadu ha yaraadaan ama ha waynaadaane xilqaddan adiga ayaa iska leh, fahan sababaha ka danbeeya daalka ,fahankaasina haku dhaxalsiiyo in aad naftaada u dhibrisid oo u dhego nuglaatid.  Dhagaysi iyo…

  • Ep:13; Maladaptive Daydreaming| La qabsan-Waa Iyo Maalin Riyood

    November 18, 2025 · 40 min

    Haddii gudaha madaxaaga adduunyo kuu gaar ahi kaaga dhisantahay oo la qabsiga aad la qabsatay aawadeed aad adduunyadaada dibadeeda uga qawadid, xilqaddan adiga ayaa iska leh. Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊

  • Ep:12; Dissociation| Maan Maqan Iyo Jidh Jooga

    November 9, 2025 · 32 min

    Waligaa ma dareentay inaad nolosha dul sabbaynayso, in aad dareen ahaan kabuubyoonayso, in xasuusaha qaar yaraantaadii aanad waxbaba ka xasuusan? Haddii Jawaabtu 'HAA' tahay, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa fahanka naftaada. Dhagaysi…

Show 7 more episodesShow fewer episodes
  • Ep:11; Parentification| Waalid ka Dhigid

    November 7, 2025 · 31 min

    Waligaa ma dareentay in aad waalid tahay adiga oo aan waalidba noqon, yaraantaadiise ma dareentay in aadan noolaan caruurnimo kugu filan? Xilqaddan adiga ayaa iska leh.  Dhagaysi wanaagsan Ka falceli xilqaddan 😊

  • Ep:10; The Scapegoat Child| Faquuqane

    October 23, 2025 · 31 min

    Weligaa ma iswaydiisay maxay ayaa mar walba laguugu canaantaa wax aadan samayn, laguugu oogaa danbi aadan gelin, laguu faquuqaa ee qoyskiina qaab aadan garanayn kaaga dhigay? yaraantaadii haddii aad magac u heli kari wayday, waynaantaada u…

  • Ep:9; Re-Parenting Yourself| Dib Isu-Ababin

    September 27, 2025 · 37 min

    Kawaran haddii aad adigu dhayi karto nabar kasta oo yaraantii kaasoo gaadhay? Awooddaa hadii aad leedahay saw in aad adeegsato ma aha? Dhagaysi iyo dhaqan gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

  • Ep:8; Self-Abandonment| Heedaddoow

    September 26, 2025 · 40 min

    Waligaa xaaladdan heedaddoowga ah ma gashay? naftaada ma dayacday, xilqaddani waxay kaa caawin kartaa in aad ka xuub-siibato. Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

  • Ep:7; Panic Attacks| Naxdinta Soo Booddada ah

    August 31, 2025 · 36 min

    Waligaa intuu wadnuhu si xawli ah kuu garaacay , dabadeed aad dhididday oo neeftu ku qabatay ma is tidhi waad dhimanaysaa? Xilqaddan ayaynu isku waydiinaynaa xaaladdaasi waxa ay tahay. Dhagaysi wanaagsan. Ka falceli xilqaddan 😊

  • Ep:6; Emotional Sponge| Muquurasho Dareen

    July 21, 2025 · 36 min

    Wali ma is waydiisay sababta ay dareemaha dadyowga kale kuu saameeyaan? Ka falceli xilqaddan 😊

  • Ep:5; Hypochondria| Ka Cabsashada Cudurrada

    June 27, 2025 · 41 min

    Ka falceli xilqaddan 😊

Full episode archive on Apple Podcasts →

About the show

Kabasho waa taxane dhaymo-nafeed ah oo ay Hamda Hussein ku rajaynayso in uu fudayd iyo raysasho u horseedo cid kasta oo wehel ka dhigata ✨🌸