Codka Ubax podcast artwork
Arts

Codka Ubax

by Ismaaciil C Ubax
Share this ranking Claiming needs an RSS feed. Contact us.

Chart positions today · South Africa

Not on the South Africa charts we track today.

If you like Codka Ubax, try…

Latest episodes

  • SE13EP05 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 4-aad

    September 26, 2026 · 36 min

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad, uguna dambaysay, ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341 Support the show

  • SE13EP04 Fanka & Suugaanta: Naciima X. Maxamed

    September 14, 2026 · 30 min

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii Fanka & Suugaanta. Doorkan waxa marti ku ah Naciima X. Maxamed. Dhegaysi wacan! Support the show

  • SE13EP03 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 3-aad

    September 11, 2026 · 27 min

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 3-aad ee taxanaha buugga "Saynabeey Salaamaad", dhegaysi wacan! Haddii aad u baahato buugga oo daabacab, kala xidhiidh: WhatsApp: +252634455341 Support the show

  • SE13EP02 Saynabeey Salaamaad, Qaybta 2-aad

    August 29, 2026 · 36 min

    Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show

  • SE13EP01 Saynabeey Salaamaad, Qaybtii 1-aad.

    August 21, 2026 · 27 min

    Send us Fan Mail Buugga Saynabeey Salaamaad waxa uu ku saabsan yahay sheeko dhab ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho, sannadkii 1991-kii. Dhegaysi wacan! Support the show

Show 7 more episodesShow fewer episodes
  • SE12EP09 Cali Dhaanto

    June 11, 2026 · 45 min

    Send us Fan Mail Cali Dhaanto oo ku sugan magaalada Hargeysa ayaannu kala sheekaysannay mawduucyo kala duwan. Dhegaysi wacan! Support the show

  • SE12EP08 Faraska Madow

    June 11, 2026 · 1 hr 45 min

    Send us Fan Mail Faraska Madow waa qof ka ballaadhan inta uu soo bandhigo. Halkan ayaad kaga bogan doontaa wax kasta oo shakhsiyaddiisa qaabeeyay. Dhegaysi wacan! Support the show

  • SE12EP07 Waa Layga Guursaday 15

    June 11, 2026 · 19 min

    Send us Fan Mail Waa barnaamijkeennii WLG qaybtii 15-aad. Dhegaysi wacan! Support the show

  • SE12EP06 Buug Codaysan - Gaax, Qaybta 4-aad

    April 18, 2026 · 35 min

    Send us Fan Mail Waa qaybtii 4-aad ee buugga "Gaax". Dhegaysi wacan! Support the show

  • SE12EP05 Jilayaasha Filinka "Loollan"

    April 16, 2026 · 35 min

    Send us Fan Mail Saalim iyo Edna waa labada jile ee taxanaha "Loollan". Filin aad loo jecel yahay ayay hoggaaminayeen. Dhegaysi wacan! Support the show

  • SE12EP04 Hargeysa Ilaa Hollywood

    April 14, 2026 · 1 hr 7 min

    Send us Fan Mail Omer Farah waxa uu horumar la taaban karo ka gaadhay filinsamaynta casriga ah iyo tebinta sheekada. Daawasho wacan! Support the show

  • SE12EP03 Wacyigelinta Autism-ka

    April 6, 2026 · 1 hr 43 min

    Send us Fan Mail Fahanka laga haysto xaaladda autismk-ka aad ayuu u yar yahay. Barnaamijkani waa wacyigelin guud.  Support the show

Full episode archive on Apple Podcasts →

About the show

Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah.